Kulmis.com a music and video community for those who speak Arabic.

Title

Main Index

Description

Iska diiwan geli si aad uga qeyb qaadato boga isbaashada furan oo ay iska diiwaan geliyeen in ka badan 800 oo qofood!

Kulmis waa shabakad loo aas aasey in Soomaalida ama dadka ku hadla Af Soomaaliga ay u noqoto hoy ay ka heli karaan warar, madadaalo, casharo ama ay isku dhaafsan karaan dadka xubinta ka ah shabakadaan wararka ama doodaha guud ama kuwa gaar ahaaneedba oo ka madax banaan Qabiil ama Siyaasad.

Ereyga Kulmis waa erey Soomaali ah micnihiisuna yahay - Isu Keenid. Sidaasi daraadeed, Kulmis waxa ay u tagan tahay Xarun isu ku keenta Soomaalida ama dadka xiiseeya Soomaalida amaba Afka Soomaaliga.

read more

Languages

English

Contact

N/A
Nieuwegein Utrecht
Netherlands 3431HC
0031620232242

Logos

Logo-kulmis-com.png

Additional Information

Related Domains

External Links



Retrieved from "http://aboutus.com/index.php?title=Kulmis.com&oldid=26848637"