SomaliVoip.com

Title

Somali VOIP - What is Voice Over IP | Waa maxay VOIP? |

Description

Excerpted from the website:

Waa maxay VOIP?
Hadii aadan waligaa maqlin VoIP (Voice Over IP) waxay u taagan tahay cod IP lala isticmaalo maqalkiisa. Codkaasoo ah digital, marka wax la yiraahdo waa digital, waxaasi waa wax computer-ka la galin karo ama uu fahmaayo. Telephone-nada caadiga ah waa analog, waxayna maraan fiilooyin ama wireless(fiilo la’aan). Voice Over IP, sida aad ka garaneysaama waa Cod la mariyo IP-ga. Su’aasha gilgilka leh oo soo hartay waa Voice(cod) fahamnay laakiin IP-yoow maxaad ahayd. IP (Internet Protocol) waa address-kaaga internetka, Internet-ka macquul ma’aha in aad soo gashid adiga oon laheyn IP address, waxaa macquul ah in aad aduunka darbi jiif noqonkartid oo address la’aan noolaankartid. Laakiin internet-ka waad ku qasbantahay IP. Waxaan ugnahay in internet-ka meelkasta aan aduunka ka joogtid aad website-kan soo gali kartid waxa kaliya aad u baahan tahayna ay yihiin internet. Qof Somalia jooga ayaa in ta soo galo website uu leeyahay qof aduunka dhinaca kale ka jooga uu wax ka barto ama ka faa’iido amaba ka gadatid.
read more

Languages

English

Address

CANADA

Additional Information

Related Domains

External Links





Retrieved from "http://aboutus.com/index.php?title=SomaliVoip.com&oldid=27286448"