Difference between revisions of "AllSafari.com"

(Additional Information)
(Additional Information)
Line 18: Line 18:
  
 
==Additional Information==
 
==Additional Information==
ninkii taba baray sanaanka cusub waa kuma waa cumar cawdhiye
+
fanaankaa oo ah fanaan da,yar oo ka soo baxay magalada burao ee dalka somaliland
 +
fanaankaa oo uu aad ugu dadaalay gudomiyaha togdher band my cumar cawdhiye isga oo markii u horaysay ka soo qabtay suuqa magalada burao kabacdina u aad ugu tabcay una dadaalay iminkana gaadhsiiyay halka u tagan yahay lana garab tagan naf iyo malba
 +
hadaba waraysi anu la yeelanay gud,mr cumar waxa uu noo sheegay markii hore inuu arkay inanka yar oo runtii aad u jecel fanka kabacdina uu ka soo kaxeeyay suqa keenayna xarunta togdher band ay ku ledahay macalada burao uguna dadalay sidii uu u anfici lahaa kooxda
 +
hadaba waxa xusid midan gud koxda togdher band oo mar walba u heelan dadaalna ugu jira sidii uu u horu marin laha fanka iyo saxada gobolka togdheer gar ahan casimada t.dheer ee burao
 +
iyo sidii uu u soo sari lahaa marba marka ka dan baysa jiil cusub oo waliba da yar ah oo u firin fircoon fanka noocyadiisa kala duwan
 +
kasina waxa uu haa waraysi uu la yeeshay illsafari studio gud kooxda togdheer band mr cumar cawdhiye
  
 
== Mohamad-BULSHO-Xidig cusub oo ku soo biirey saaxadda fanka soomaaliyeed==
 
== Mohamad-BULSHO-Xidig cusub oo ku soo biirey saaxadda fanka soomaaliyeed==

Revision as of 06:50, 22 October 2007

Title

Allsafari.com Home Guriga Somali Films Somali Musik Somali DVD Riwaayado Kareem Shopping Iibso Cajalo Safari Tv Sport Cayaaro video Jibril

Description

Excerpted from the website:

Allsafari safari safarishop safaarishop www.bulsho.dk bulsho Online bulsho.dk Somali musik heeso somali ah majajilo shaciro qosol Somali song all somali Somali quraan qur-aan quraan news wararka somalida Somali links safaristudio.wararka Somaliland

Languages

dansk (Danish) somali

Additional Information

fanaankaa oo ah fanaan da,yar oo ka soo baxay magalada burao ee dalka somaliland fanaankaa oo uu aad ugu dadaalay gudomiyaha togdher band my cumar cawdhiye isga oo markii u horaysay ka soo qabtay suuqa magalada burao kabacdina u aad ugu tabcay una dadaalay iminkana gaadhsiiyay halka u tagan yahay lana garab tagan naf iyo malba hadaba waraysi anu la yeelanay gud,mr cumar waxa uu noo sheegay markii hore inuu arkay inanka yar oo runtii aad u jecel fanka kabacdina uu ka soo kaxeeyay suqa keenayna xarunta togdher band ay ku ledahay macalada burao uguna dadalay sidii uu u anfici lahaa kooxda hadaba waxa xusid midan gud koxda togdher band oo mar walba u heelan dadaalna ugu jira sidii uu u horu marin laha fanka iyo saxada gobolka togdheer gar ahan casimada t.dheer ee burao iyo sidii uu u soo sari lahaa marba marka ka dan baysa jiil cusub oo waliba da yar ah oo u firin fircoon fanka noocyadiisa kala duwan kasina waxa uu haa waraysi uu la yeeshay illsafari studio gud kooxda togdheer band mr cumar cawdhiye

Mohamad-BULSHO-Xidig cusub oo ku soo biirey saaxadda fanka soomaaliyeed

Maxamed c/lahi diiriye waa fanaan da'yar oo ka soo baxay magaalada burco ee wadanka somaliland, waxaa uu ka mid yahay dadka fara ku tiriska ah ee dhowaanahan u soo baxay gobolkiisa togdheer, iyo guud ahaan somaliland. maxamed wuu heesaa sidoo kale waxaanu tuma music-ga gaar ahaan keyboard-ka, waxaa xusid mudan sanadkii ina dhaafey ee 2006 in markii ay hargeisa yimaadeen kooxdii talyinaga aheyd ee "Musica Oltre L'orizonte" uu maxamed ahaa fanaankii keli ahaa ee somali ee kala qayb qaata showgii ay hargeisa ugu talo galeen ee ka dhacay hotel MANSOOR hargeisa 24th august. ugu danbayntii mar aanu xidhiidh la yeelanay maxamed waxa uu noo sheegay in uu dhowaan soo saari rabo ulbum ay si wada jira u soo saari doonaan isaga iyo fanaanadda reer hargeisa ee Aniisa Mahdi oo iyaduna ah xiddigaha cusub ee hargeisa.

WikiPages> PuntLandPost.com SomaAli.com PhoneAtlantic.co.uk SafariPhone.net



Retrieved from "http://aboutus.com/index.php?title=AllSafari.com&oldid=11944654"